Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaflad dhiiragalin ah ayaa loo qabtay arday baratay farbarka iyo hingaadda iyo sidoo kale Ardey ku tartantey shan jus oo ka mid quraanka ee markaska cumar faaruq ee magalada mandera
Xaflad kooban oo lagu qabtey Masjidka Bir ee Magaalada Mandheera ayaa waxaa ka sooqeybgaley Maclimiin Waalidiin iyo marti sharaf kale , waxaana Ardeyda baratey Hingaada iyo kuwa ku guuleystey tartanka ay halkaasi ka Akhriyeen wixii ay barteen.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani