Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay oo uu uga Horeyn Gudoomiyaha degmada Abduli Cali Watiin ayaa waxey Afurin u Sameeyen ku dhowaad kun qofood oo danyar ah ee ku nool Kaamamka ku yaala duledka magalada baydhabo maadama Lagu Guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayna Muhiim tahay in la Caawiyo Walalaha Danyarta.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir