Bulshada Degmada Deyniile oo soo dhaweeyay Hirgelinta Waddooyinka laamiga ah

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Degmada Deyniile ka socda dhismo Wadooyin Laami ah kuwaas oo ay dhiseyso Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir si kor loogu qaado Bilicda islamarkaana loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka

Shacabka Degmada Dayniile ayaa soo dhoweeyay wadooyinka laamiga ah ee laga hirgelinayo Degmada hadana ay dareemayaan isbedel balaaran oo ku aadan wadooyinka la dhisay iyo kuwa hada socda

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here