Isbitaalka Degmada Jalalaqsi Oo Deeq Daawo ah la gaarsiiyey

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Guud ee degmada Jalalaqsi, isago si hoose ugu kuur-galay xaaladda bukaannada daryeelka caafimaad u baahan ee isbitaalka lagula tacaalayo, kuwaas oo u badan dad danyar ah iyo barakacayaal abaaraha iyo colaaduhu saameeyeen oo ka war-qab gaar ah u baahan.

Waxaana sidoo kala Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaliyeed ee Sodma ay deeq raashin ah gaarsiiyey boqolaal qoysas oo Danyar ah Ee Ku jira kaamamka degmada iyo dadka magalada uga taagta daran.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here