Sheybaarka Jaamacada Gareen Magaalada Baydhabo Oo Xariga laga jarey

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sheybaarkan Casri ah laga hirgeliyey Ardeyda Jaamacada Green University ee Magaalada Beydhabo kaas oo sare u qaadi doona tayada waxbarashada iyo cilmi-baarista Ardayda.

maamulka Jaamacadda Green University ee Magaalada Beydhabo ayaa Sheybaarkan uga talagalay in uu si gaar ah u xoojiyo barashada culuumta sayniska iyo caafimaadka, si toos ahna ugu tababaran doonaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here