Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadkan La gaarsiiyey Deeqda Raashinka ah ayaa isugu jirta Bur Bariis Sonkor Saliid iyo Timid kuwaas oo loogu tala galay in ay Ramadaanka inta ka dhiman ku maareeyaan Noloshooda maadama Bulshada ku nool Degmada Ceelberde ay wajahayaan xaalado adag kadib la waayey Roobkii ay dadku ku tiirsanaayeen
Deeqadan Raashinka oo markii hore ka timid Dowlada Cumaan ayaa waxaa la soo marsiiyey Maamulka Gobolka Bokool taasoo loogu tala galay in lagu Caawiyo Bulshada Tabaaleysan oo waqtigaan wajahayaan islamarkaana lagu gudo Jiro Bisha Ramadaan islamarkaana ay yihiin kuwa u baahnaa waxaana Goobjoog ahaa halka deeqda lagu qeybinayey Maamulka Degmada Ceelberda
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady