Kun Qoys danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Baydhabo

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad kun Qoys oo isugu jira danyar ah iyo Barakacayaal ku Nool kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Loo qeybiyey Deeq Raashin ah oo ka timid Hay’adda Zamzam Foundation kuwaas oo daruufo kala duwan heysatey iyadoo hadana lagu guda jiro Bisha Ramadaan

Goobta Deeqdan lagu qeybinayaay ayaa waxaa goob joog ka haa madaxda Hay’adda Zamzam Foundation Maamulka Degmada Baydhabo iyo kan Gobolka Baay

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here