Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo iyo qaar ka mid ah Ururka Hormarinta Deegaanka ee DEDO ayaa laba Booyad biya ah Waxey gaarsiiyeen boqolaal shacab ah oo ku nool qaar ka mid ah Kaamamka ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay
Dadkaan Danyarta ah ee la gaarsiiyey Deeqdaan Biyaha ah ayaa waxey ahayeen kuwa baahi kala duwan u qabey Maadama lagu gudu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir