Tartan Aqooneed Loo Dah-furey Ardeyda Macaahida Baydhabo

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka Al- ansaar Oo kamid ah Machadyada Diiniga ah Magaalada Baydhabo ee lagu barto Culuumta Shareecada Islmaamka iyo Carabiga ayaaa Ardeyda Machadka u qabtay Tartan Aqooneedka 2024_2025.

Tartankan oo ah kii ugu horeeyay ee Maamulka Machadka u daah-furo Ardeyda ayaa waxaa maalintiisa ugu horeysay ku tartamey laba fasal oo mid kamid ah Guul ka gaarey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here