Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan Raashiinka ah ee loo qeybiyey qoysaska danta yer ee ku dhaan boosaaso ayaa waxaa ay ka timid Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada boosaaso ee dadka deegaanka ay soo doorteen
Deeqdaan oo isugu jirtey Raashiinka noocyadiisa kala duwan ayaa dadka danta yer ee loo qeybiyey waxaa ay uga Mahadceliyeen Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso iyagoona sheegey in ay baahi u qabeen helitaanka Raashiinkaan.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani