Qoysas danyar ah Oo deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Gobalka Banaadir.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed SoDMA ayaa Ku dhowaad 200.oo qoys ku Nool kaamamka ku yaala duuleedka Magalada Moqdisho ee Caasimada dalka u qeybisey deeqraashin ah Kuwaasi oo ay ahayeen kuwa baahiyo kala duwan u Qabey Deeqdaan .

Waxaana Deqqdaan raashinka ay ka faadiieystey Dad oo isuga jirey Haweenka wayeel iyo dad la nool Baahiyaha Gaarka Maadama Lagu Guda jira bisha barakeysan ee ramaadan waxey raashinkaani uu ka Qeyb qaadan doona Afurkooodi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here