Olole nadaafadeed Oo Laga Bilaabay Degmada Baraawe.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe Uu horkacaayo gudoomiyaha degmada Baraawe Ahna Duqa Degmada Saraakiisha amniga degmada Iyo Maamulka shirkadda Deegan Dhowr ayaa waxey Olole Nadaafadeed ay Ka Kabilaabeen Xaafadaha Degmada Baraawe Taasi oo uu jeedkeedu Yahay dib u soo Celinta Bilida Nadafada guud ee magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here