Laamaha Amniga KG Oo Awaamiir ka soo saarey Qaadka Sharci darada lagu keeno

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlaayay Arimaha Amaanka Degmooyiinka Gobolka Bay iyo Qaadka sida sharci darada ah lagu soo geliyo Degmooyiinka ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Bardaale Iyo Saraakiisha Ciidanka Amniga qeybahooda kala duwan.

Kulanka oo Gudoominaayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Amniga Gudaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga soo saarey Awaamiir ku aadan dhanka iyo Gaadiidka sida sharci darada ah Degmooyiinka ku soo geliya Qaadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here