Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Degmada Wanlaweyn si Rasmi ah uga bilowdey dhismaha isbitaalka oo ay iska kaashanayaan Bulshada Maamulka Degmada iyo Wasaarada Caafimaadka KG si loo helo isbitaal buuxiya Bulshada
Maamulka gobolka iyo kan degmada waxay Hormuud ka noqon doonaan dhismaha isbitaalkaan ayagoo kaashanaya shacabka iyo Wasaarada Caafimaad KGS.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi