Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arimaha Gudaha DKGS ayaa magaalada Baydhabo ku Daah furtay la tashiyada hey’adaha Dowladda ee muhiimka ah iyo Saaxiibada kale ee maalgashiyada suurta galka ah ee Dowladda Hoose.
Shirkan ayaa lagu falanqeeyey fursadaha maalgashi ee Dowladaha hoose, waxaana ka soo qeyb galay hay’adaha Dowliga ah iyo daneeyayaasha kale. maamulka kan goobolka bay iyo kan degmada baydhabo, iyo bulushada qeybahayda kala duwan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi