Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay bixisay Aqoonsiga Qaxootiga iyo Magan-gelya Doonka Ka dib Ansixinta Xeerka Qaxootiga.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xidlhinaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah Aqoonsigooda u guddoonsiiyay qaar ka mid ah Qaxootiga ku nool Soomaaliya.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani