Golaha Shacabka Oo Meel mariyey Sedax Hindise sharciyeed

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshey Xarunta Golaha Shacabka Ee Villa Hargeysa ayaa meel-mariyay 3 Hindiso-Sharciyeed oo muhiim u ah Hannaanka Horumarinta Maaliyadda dalka kuwaasi oo ay soo Gudbisey Wasaarada Maaliyada XFS

Sharciyada la ansixiyay ayaa kala ah Wax-ka-badalka Sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgalinta Sharci darada Wax-ka-badalka Sharciga Hay’adaha Maaliyadda,Hindise Sharciyeedka Caymiska, Sadexdaan shari ayaa muhiim u ah dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here