Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii uu Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowlada KG ayuu kaga hadlay Arimo ku saabsan,udiyaar garowga Imtixaanaadka Fasalada 8aad iyo 12aad ee Sanad Dugsiyeedka 2024/2025 ayuu Faa faahin ka bixiyey
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowlada KG Fadal Macalin Abdilahi ayaa sheegey in dhawaan qaadi doonaan Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2024/2025 islamarkaana tilmaamay in aan la aqbali doonin Ardey aan diwaan gelisneyn uusan geli doonin Imtixaanka hadana ay bilaabeen xaqiijinta arintaasi isagoo Waalidiinta baaq u direy
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady