Taliska Ciidanka Daraawiishta KG Oo Deeq Raashiin ah La gaarsiiyey

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo Ee dowladda Hoose ayaa waxaa uu Deeq kala duwan oo Raashiinka Qutul Daruuriga ah ku warejiyey Saraakisha Ciidanka Daraawishta Koonfur-galbeed ee ku sugan Bar-kantaroolada laga soo galo Magaalada Baydhabo.

Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka Amniga iyo siyaasadda Degmada Baydhabo Isxaaq Maxamed Cali Teygaab oo deeqadan ku wareejiyay Taliye ku xigeenka Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here