Dhismaha Warbiyood Oo Laga dhagax dhigay Deegaanka Boodhlay Gobolka Gabiley

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhagax dhigaan dhaanbiyoodka ee wasarada waraabka iyo biyaha ay ka Hirgelin doonata degaanka Boodhlay ee Gobolka Gabiley ayaa ah mida ay Ka wada dhaansan doonan bulshada degaankaasi iyo Tuulooyinka Hoosyimaada maadama uu degaanka ka jirtey biyo yari Aad u bahsan.

Goobta dhegax dhiga waxaa goob joog ka ahaa Maamulka Gobolka Gabiley Odayaasha dhaqan ee degaanka masuliinta wasarada waraabka iyo biyaha soomalilan Masuuliinta wasarada qorsheynta qarnka soomalilan iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here