Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa deeq Raashin Ah la gaarsiiyay qoysas danyar oo ku Nool degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelada Hoose. .
Deeqdan Waxaa soo gaarsisay xildhibanad Sahur Xaaji Culusow oo ka mid ah xildhibanada Golaha Shacabka BJFS ahna Gudomiyaha kutlada haweenka Barlamanka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi