kulan looga hadlay wax ka qabashada adeegyada Bulshada Oo Lagu Qabtay Afgooye

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Horumarinta Qorshe Hawleedka Bulshada (CAP) ee Degmada Afgooye ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Tababarka Qorshe hawleedkan oo uu socday mudo Afar maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb qaadanayey qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here