Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka la gaaro Bisha bakaeysan ee Ramadaan Waxaa jiro dad badan oo u kaca caawinta dadka danyer ee ku jira kaamamka ku yaala gudaha baydhabo kuwaas oo iskugu jira Ururo , Ganacsato iyo dhalinyaro si iskooda ah lacago iskaga aruuriya
Qaar ka mid ah Dhalinyarada Baydhabo ayaa bilaabey in ay maalin walba ay afuriyaan dadka aan aboodin in ay iska bixiyaan afurka kuwaas oo u badan dadka masaakiinta ah ee ku jira kaamamka Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani