Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxamed Cabishakuur Siidow oo 10 jir ah ayaa kaalin koowaad u galey Tartanka qu’aan Akhris oo ay qabatey Jamciyada Quraanka Soomaaliyeed kaasi oo ay ku Tartamayeen 270 Ardey oo ka kala yimid Dugsiyada Quraanka ee gobolada Dalka Soomaaliya
Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa abaalmariye ku guuleystaha Tartanka quraanka ee Sanadkaan waxaana la siiyey gaari ay ugu talagashey Hormuud Salaam Foundation oo tartanka taaba galineysey.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani