Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin katirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Biyo dhaamin ka sameeyay qaar ka mid ah dadka ku Nool Tuulooyin hoos yimaada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
Shacabka Loo sameyey biyo dhaaminta ayaa ah kuwa soo wajahday Biyo la’aan baahsan maadam uu dalka ka jirta roob yeri Tuulooyinkoodana aan laheyn Ceelal biyo ka dhaansadaan ama Lagu Keediya waxeyna ay nasiib u yeesheen in la gaarsiiyo dhowr Booyada oo Biyo ah.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir