Tababar ku saabsan Fayadhowrka Kalluunka Oo laga Daah-furay Berbera

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa fayadhowrka kaluunka iyo hababka casriga ah ee loo Kallumaysto ayaa waxaa loo daah-furey Kaluumaysatada ka howlgala Xeebaha kala duwan ee Gobolada gaar ahaan Magaalada Berbera ee Somaliland.

Tababarka oo daah-furey Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Khayraadka Badda Somaliland ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Saaxil,Iskaashatada kaluunka, iyo Masuuliyiin ka soctey dhinaca Kalumaysatada ee Somaliland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here