Maamulka Degmada Baydhabo Oo Awaamiir ka soo saarey Dhismaha Wadooyinka

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warixiyey halka ay marayaan dhismaha Wadooyinka Laamiga ah iyo kuwa Cabble Stoneka kuwaas oo laga dhisayo Xaafadaha Magaalada iyo wadooyinka Halbolayaasha

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullaahi Ali Watiin ayaa sheegey in ay bilaabeen diwaagelinta Wadooyinka dhismaha u baahan ee Xaafadaha dhaxmara iyo Guriyaha si loo helo wadooyin hagaagsan si loo yareeyo Culeyska ka jira isku socodka Gaadiidka iyo dadweynaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here