Bulshada Jowhar Oo Lagala tashtay Dhismaha Xafiiska Gudiga Shaqaalaha Rayidka.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulunkan oo laga qeyb-geliyay Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa Ujeedkiisu ahaa Sidii Bulshada loogu talagelin lahaa dhismaha Mashruuca Xafiiska Guddiga shaqaalaha Rayidka Hirshabeelle oo Bank-ga Aduunka uu maalgalinaayo.

Waxaa kulanka sidookale ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Jowhar, Agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Hirshabelle,Wakiilka Bankiga Adduunka ee Mashruuca u qaabilsan Dhismaha Xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here