Deeq raashin ah Oo La gaarsiiyey Shacabka xaafadda Daami Magaalada Hargeysa.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sadex Boqol iyo lixdan Qoys oo kamid ah dadka dan yarta ah ee ku nool Xaafadda Daami ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa loo qeybiyay Deeq raashiin ah oo uu ugu deeqey Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Ciro.

Goobta lagu qeybinaayey Deeqdan raashiinka ah ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa Gudoomiyaha Magaalada Hargeysa iyo Mid kamid ah Xildhibaanada, Waxgaradka, Odayaasha iyo dhalinyaada Xaafadda Daami ee Magaalada Hargeysa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here