Dowladda Hoose Degmada Baydhabo Oo Ka shirtay Xoojinta Amaanka Bisha Barakeysan Ramadaan.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa shir-gudoomiyey shirkaTodobaadlaha ah ee Maamulka Degmada Baydhabo.

Kulankaan Ayaa looga Hadley Xoojinta Amaanka guud ee Magaalada inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sidoo kale Kor u qaadida Nadaafada iyo dhisidda wadooyinka cusub ee Magaalada Baydhabo iyo dar dar gelinta Howlaha Maalinlaha ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here