Mashaariic Laga hirgelinayo Deegaanka Gurooleey Degmada Wisil Oo la dhagax dhigey

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sedaxda Masharuc laga dhagax dhigey Deegaanka Gurooleey Ee Degmada Wisil ayaa muhiim ah bulushada kuwaas oo kala ah Xarunta Dowlada Rugta Booliska iyo Xarunta Caafimaadka Deegaanka Gurooleey laga hirgelinayo

Munaasabada lagu dhagax dhigayay xarumahan ayaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada Wisil kan Deegaanka iyo Bulshada si Shacabka loogu adeego Xarumahan marka la dhiso.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here