Ururka Dedo Oo Biyo dhaamin u Sameeyey Barakacayaasha Baydhabo

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo Lagu gudo jiro Bisha Ramadaan hadana ay jirto Jiilaal sababay Biyo Yaraan dhamaan Gobolada dalka kadib markii la waayey Roobkii Deyrta iyo Guga dadka ugu badan ee Saameynta ku yeelatey ayaa waxaa kamid ah Bulshada Barakacayaasha kuwaasi oo deegaankooda inta badan lahayn Ceelal Biyo taasina mararka qaar keeneyso in ay waayaan Meel ay Biyo ka doontaan

Ururka Ururka Horumarinta Deegaanka ee DEDO ayaa Bilaabay in ay Biyo dhaamin in ay u sameeyaan dadka Barakacayaasha ah eek u nool Xerooyinka ay ka degan yihiin Magaalada Baydhabo ayagoo Wakiil ka ah dad Muxsiniin ah oo qarashaadka baxsanaaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here