Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay ka hadashey waxa ay ka qabteen Xanuun maalmihii danbe ka jiro Deegaano ka tirsan Maamulkaasi kaasi oo ah Qandho qofka soo foodsaarta
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Dr Ahmed zaki Jaamac Daahir ayaa sheegey in ka waasarad ahaan ay baaris ku sameeyeen xaruunkaasii waxaana uu sheegey in xalka hada ay heleen dhawaan ay bilaabi doonaan sidii ay u soo dhar jari lahaayeen Xanuunka qoonjabka
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani