Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka KG Soomalaiya oo ka jawaabaya codsi uga yimid dadka deegaanka Goof dhuubow oo 20 KM u jirta Baydhabo ayaa biyo dhaamin u sameeyey shacabka ku dhaqan deegaankaasi waxaana y ka mahdceliyeen in biyo la soo gaarsiiyo
Deegaankaan oo ay ku noolyiin dad u badan beeraley ayaa sheegey in ay ku adag tahay helida biyo nadiif ah Maamulka Koonfur Galbeedna ay uga Mahadcelinayaan biyo dhaaminta ay manta u sameeyeen
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani