Gabdho ku guuleystay Tartanka Qur,aanka Kariimka Puntland Oo Lagu abaal mariyey Boosaaso.

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladda Abaalmarinta Guulaystayaasha Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Gabdhaha Puntland ee la qabta Sanadkii Afaraad iyadoona Fiinaalka u Fariisteen Sodon iyo kow Gabdhood oo ku kala tartamayey Laba qeyb oo kala ah Sodonka Juz iyo Tabanka Juz ee Qur’aanka Kariimka oo ka yimid Degmooyinka Puntland

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax ka tirsan Puntdland Culumaahidiin Aqoonyahano Bahda Waxbarashada Maamulka Degmada Boosaaso iyo Gudiga Tartanka Ee Puntdland waxaana Gabdhaha kaalmaha hore galay lagu abaal mariyey dhowr Garam oo dahab ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here