Puntland Oo Daahfurtey Qorshaha Horumarinta Shanta Sano soo socota

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka ambabixisay hawlwadeeno degmooyinka ka sameynaya wadatashiyad qiimeynta baahiyaha iyo jaangoynta baraamijyada hortabinta u leh deegmooyinka.

Dawladda Puntland oo hogaaminayso Wasaaradda Qorsheynta waxay ku hawlantaha diyaarinta Qorshaha 4aad ee Horumarinta Puntland (2025-2029), madaama qorshii 3aad dhamaaday 2024.

Warkung Waliba nig haayte Rahma Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here