Dhalinyaro ku nool Baydhabo Oo Barakacayaasha Afur u Sameeya

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Horumarinta Deegaanka Dedo ayaa intii ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxey wadaan Afurinta dadka danta yare ee ku nool Kaamamka Duleedka Magaalada Baydhabo, iyagoo kaa shanayaan dad Muxsiniin ah.

Dhalinyaradan ayaa Maalintiiba afurin u sameeya Ku dhawaad laba Booqol iyo Konton Qof oo dadka soo barakacay ah, kuwaas oo isugu jira, Waayeelo iyo kuwo Naafo ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here