Tababar ku Saabsan Awood siinta Haweenka Oo Baydhabo Laga Daah-furay

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo socon doona Muddo Sedax maalin ah ayaa lagu baran doonaa Aqoonsiga Odayaasha Dhaqanka, isku xirka Culimada iyo Bulshada wada hadalada kooxaha iyo wacyigelinta heer Bulsho qorsheynta, fulinta dadaalada ka qeybgalka Warbaahinta ee Arrimaha Haweenka Amniga iyo Siyaasada.

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka KG Odiyaasha Dhaqanka Culimada iyo xubno ka socdey Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here