Arsenal Oo Taariikh Ka Samysay Champions League.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kooxda Arsenal ayaa taariikh ka samaysay champions League kadib guushii PSV ee lugtii hore ee wareega 16-ka champions League.

Kooxda Arsenal ayaa guul 7/0 ka gaadhay kooxda PSV Kulan ka dhacay garoonka Philips Stadium.

Kadib guusha Kooxda Arsenal ayaa taariikh ka samaysay tartanka champions League.

Gunners ayaa noqotay kooxdii uGu horaysay ee taariikhda Champions League ee dhalisay 7 gool Iyo wax ka badan iyaga oo marti ah kulamada bug baxa.

Kooxda Arsenal ayaa hal lug la gashay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League kadib guushii weynayd ee ay gaadhay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here