Ciidanka Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Oo loo Tababaray ilaalinta Xuquuqul insaanka

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Taliska Ciidanka booliiska garoonka Shaati gaduud ee Baydhabo ayaa loo soo xirey Tababar ku saabsanaa sida ay uga howlgali lahaayeen Garoonka iyo la dhaqanka dadka Safarka ah ee ka safraya Shaati Gaduud

Wasiirka Amniga Gudaha KGs , Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada , Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Baay ayaa ka qeybgaley xiritaanka Tababarka

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here