Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamuka Magaalada Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa sheegey in Magaalada oo ku jirta oo kabasho dhan walba ah ay hada u baahan tahay Adeegyada Bulshada Sida Caafimaad , Waxbarashada iyo Biyaha oo Magaalada ay dadkeeda tabeen
Gudoomiye kuxigeenka Cadakibir Cabdikariin Maxamed Dhega taag ayaa sheegey in Deegaanka bulshadeeda ay u baahanyihiin Helitaanka Iskuulada Waxbarashaa iyo xarumo Caafimaad oo Bulashada loogu Adeegaayo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani