Shirka 5aad Golaha Hormarinta Kaluumeysiga Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka 5 aad ee Golaha Maamulka Hormarinta Kaluumeysiga dalka ayaa lagu soo gebagabeeyey Baydhabo kaasi oo socdey mudo labo maalin ah

Shirkaan oo ay kasoo-qeyggaleen Wasiiradda Wasaaraddaha Kaluumeysiga Heer fedral iyo heer maamul Goboleed ayaa diirada lagu saarey Xoojinta Wadashaqaynta Wasaaradaha Kaluumaysiga, Guulaha la gaaray Sanadihii la soo dhaafay, Caqabadaha Jira iyo Qorshiyaasha Hormarinta Kaluumaysiga.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here