Shirka Qiimeynta iyo dib u eegista Caafimaadka dalka Oo Muqdisho ka Furmey

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furey Shirka Sanadlaha ah ee qiimeynta iyo dib u eegista Caafimaadka dalka oo socon doona muddo sedax cisho ah.

Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galey Madaxda Wasaarada Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir, Mas’uuliyiin ka socdey Wasaaradda Qorsheynta XFS, xubno sare oo Matalaya Dowlad Goboleedyada, Hey’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka, Bangiga Aduunka, iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here