Kulan Lagu soo Bandhigayay Ardey baratey Qur’aanka Kariimka Oo ka dhacay Bardaale.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ayaa waxaa lagu qabtey kulan weyn oo Ardeyda Macahadka imaamu Shaafici looga dhageysanayay Qur’aanka ay soo barteen iyadoona ay ka qeyb galeen ku dhawaad boqol Macalin si loo xaqiijiyo in ay si sax ah u barteen Qur’aanka mudada ay Machadka dhiganaayeen

Munaasabada ayaa waxaa Goobjoog ahaa Culumaahudiin Aqoon yaha no Waalidiin iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Muhiimada kulanka ayaan ahaa dhiiri gelinta barashada Qur’aanka Kariimka iyo Wacyigelinta Ahmiyada ay Bulshada Diinta u leedahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here