Xarunta Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Laga dhagax dhigay Baraawe.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga Dhagax Dhigey Xaruunta Cusub Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo Dhagax Dhigey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed Mudane Sa’iid Axmed Cali.

Munaasabadda Dhagax Dhiga ayaaa waxaa Goob-joog ka ahaa Maamulka Degmada Baraawe, Agaasimaha waaxda Xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Caafimaadka, iyo Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here