Wacyigelin Ku Saabsan Tallaalka ka Hortaga oof Wareenka Oo Lagu qabtay Kismaayo.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada maamulka Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay aqoon kororsi iyo wacyi galin ku aadan talaalka ka hortaga oof wareenka iyo shubanka kaas oo dhawaan laga bilaabi doono guud ahaan dalka

Kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay Wasiirka wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlada Jubaland Mudane Axmad Ismail Garas Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo guryenta dowlada jubbaland Iyo Wasiirka wasaarada gargaarka iyo mareynta musiiboyinka dowlada jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Maxamad Maxamuud

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here