Ololaha Cagaarinta Dugsiyada Dalka Oo Laga Bilaabay Magaalada Muqdisho.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololaha Cagaarinta Dugsiyada oo Dugsiyada dalka Dhir loogu beerayo ayaa waxaa Wajigiisa Kowaad lagu daah-furey Dugsiga Yaasiin Cismaan Degmada Boon-dheere ee Magaalada Muqdisho, kaas oo furey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS.

Daah-fuka Ololaha ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Agaasimiyaal, Howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Deegaanka, Xubno ka socdey Maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Iskuulka iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here