Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 40 Qof oo isugu jira Odiyaasha Dhaqanka iyo dhalinyaro ayaa la baray Xalinta Khilaafadka iyo ilaalinta Nabada kuwaas oo ka kal yimid xaaafadaha magaalada
Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’adda REDO iyagoo kaashanaya Hey’adaha kale ee Dowlada muhiimadana ay tahay in Bulshada laga taageero sida xal loogu gaaro Khilaafaadka ka dhax dhasha.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi