Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka Qur’aanka Kariimka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu Daah-furey Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin.
Daah-furka Munaasabadda Tartanka Qur’aanka Kariimka Ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Culimaa’udiin, Aqoonyahano, iyo Marti Sharaf Kala duwan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday