Tababarka Mashruuca Marwo Caafimaad Oo Cadaado Laga Daah-furay

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug ayaa si rasmi ah u furay tababarka qaybtiisa labaad ee mashruuca Marwa Caafimaad, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

Tababarkan, oo socon doona muddo 30 cisho ah, ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo xirfadaha gabdhaha loo xushay mashruuca si ay door muhiim ah uga qaataan kor u qaadista adeegyada caafimaadka iyo wacyigelinta bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here